Friday, August 31, 2018

Faaqidaadda: Diyaar Ma u Yihiin Ciidamada Inay AMISOM Amniga Kala Wareegaan?

Ku soo dhawaada Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, oo aan maanta diiraadda ku saareyno in ciidamada Soomaaliya ay hadda u diyaarsan yihiin qaadidda howlgallo milatari oo culus iyo in ay amniga dalka kala wareegaan ciidamada AMISOM.

from VOA https://ift.tt/2NAC5F5
via IFTTT

No comments:

Post a Comment