Friday, August 24, 2018

Yamamoto: Xal Ciidan laguma Xallin Karo Dhibaatada Soomaaliya

Donald Yamamoto, safiirka uu madaxweyne Trump u magacaabay Soomaaliya, ayaa Washington ka sheegay in xal ciidan aan lagu xallin karin dhibaatada dhinaca amniga ee ka taagan Soomaaliya.

from VOA https://ift.tt/2NdScbi
via IFTTT

No comments:

Post a Comment