Thursday, August 23, 2018

Wiil 12 jir ah Nin Oday ah oo Lagu Dilay Bakool

Rag hubeysan ayaa duhurnimadii maanta laba qof oo rayid ah ku dilay deegaanka Maareeyaha oo ku yaalla inta u dhaxeysa degmooyinka Xudur iyo Ceelbarde ee gobolka Bakool.

from VOA https://ift.tt/2NcEFAP
via IFTTT

No comments:

Post a Comment