Saturday, August 25, 2018

John McCain oo Geeriyooday

Senator John McCain ayaa u geeriyooday Sabtidii xilliga Mareykanka xanuun kansar ah oo maskaxda ka haleelay, kaas oo in muddo ah la dagaallamayay

from VOA https://ift.tt/2PEkcGz
via IFTTT

No comments:

Post a Comment