20 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Puntland ayaa maanta guddoonka baarlamaankaasi u gudbiyay mooshin ka dhan ah shirkadda DP world oo gacanta ku haysa dekedda Bossaso. from VOA https://ift.tt/2BobXLV via IFTTT
No comments:
Post a Comment