Wednesday, August 29, 2018

Muqdisho: Hab cusub oo dacwadaha lagu keydiyo oo la daah furey

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu daah furay hab elektaroonig ah oo dacwadaha lagu qaado, kaas oo uu dhaqan geliyay xafiiska xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka.

from VOA https://ift.tt/2wqQGMK
via IFTTT

No comments:

Post a Comment