Madaxweynaha cusub ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mustafe Muhumed Cumar (Cagjar) oo wareysi gaar ah siiyay idaacadda VOA, qeybteeda laanta afka Soomaaliga ayuu kaga hadlay arrimo dhowr ah. from VOA https://ift.tt/2BKmGk6 via IFTTT
No comments:
Post a Comment