Illaa laba milyan oo Muslimiin ah ayaa ku sugan sannadkan dalka Succuudiga si ay usoo xajiyaan. Dad fara badan ayaa maanta iskugu tagay Buurta Carrafa oo u dhow magaalada barakaysan ee Maka. from VOA https://ift.tt/2PlPDFw via IFTTT
No comments:
Post a Comment