Friday, August 31, 2018

Theresa May oo Soo Gabagabeysay Booqashadeedii Afrika

Ra'iisul Wasaaraha Biritan Theresa May ayaa soo gaba gabaysay booqasho saddex maalmood ah oo ay ku tagtay saddex waddan oo ka tirsan qaaradda Afrika, iyadoo booqashadii ugu dambaysay ku tagtay shalay dalka Kenya.

from VOA https://ift.tt/2LI4G9z
via IFTTT

No comments:

Post a Comment