Monday, August 20, 2018

Boosaaso oo si weyn loogu diyaar garoobey Ciidda

Dunida Islaamka waxaa maanta looga diyaar garoobaaya munaasabadaha Ciidal Adxa oo ku beegan maalinta berrito. Magaalooyin badan oo ku yaalla Soomaaliya waxaa ka socda iibka xoolaha iyo lebisyada ay dadku ku xarragoodaan

from VOA https://ift.tt/2N0fdhH
via IFTTT

No comments:

Post a Comment