Friday, August 24, 2018

Australia oo RW Cusub Yeelatay

Australia ayaa yeelatay Ra'isul wasaare cusub. Xisbiga talada haya ee Liberal Party ayaa Wasiirkii maaliyadda Scott Morrison u doortay inuu noqdo Ra'isul wasaaraha cusub Jimciha maanta.

from VOA https://ift.tt/2w8mXIg
via IFTTT

No comments:

Post a Comment