Sunday, August 26, 2018

Senator John McCain oo Geeriyooday

John McCain oo ka tirsanaa xisbiga Jamhuuriga waxaa uu hore usoo ahaa duuliye diyaaradadaha dagaalka Maraykanka waxaana sannadkii 1967 lagu soo riday dalka Vietnam isagoo maxbuus ahaan loo haystay lix sano.

from VOA https://ift.tt/2Lt8T0L
via IFTTT

No comments:

Post a Comment