Saturday, August 25, 2018

Duufaanta Lane oo Sameysay Gobolka Hawaii

Khubarrada saadaasha hawada Mareykanka ayaa sheegay in ay hoos u dhacday xowligi ay marki hore ku socotay duufaanta Lane ee garaaceysa qeybo ka mid ah xeebaha gobolka Hawaii ee dalkaan Mareykanka.

from VOA https://ift.tt/2oavara
via IFTTT

No comments:

Post a Comment