Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa shaaca ka qaaday inuu ka tanaasulay doorashada xilka madaxweynaha Soomaaliya ee ka socota magaalada Muqdisho. from VOA http://ift.tt/2kSwPkw via IFTTT
No comments:
Post a Comment