Wednesday, February 8, 2017

Farmaajo oo ugu Cod Batay Wareegga Labaad

Wareegii labaad ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee ka socota magaalada Muqdisho ayaa soo dhammaaday, waxaana ku guuleystay ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

from VOA http://ift.tt/2k3pkDn
via IFTTT

No comments:

Post a Comment