Monday, February 6, 2017

Duulimaadyada Muqdisho oo La Hakiyey Arbacada

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la hakiyey duulimaadyadii iman lahaa ama ka tagi lahaa magaalada Muqdishu, maalinta Arbacada ah ee 8-da bisha Febraayo 2017-ka.

from VOA http://ift.tt/2lg8wdo
via IFTTT

No comments:

Post a Comment