Afhayeenka Xarunta Xuquuqal-Insaanka Somaliland ee fadhigeedu yahay Hargeysa Axmed Xuseen Cabdi ayaa shalay la xidhay, sida guddoomiyaha xaruntaasi u sheegay VOA. from VOA http://ift.tt/2lbW3v8 via IFTTT
No comments:
Post a Comment