Saturday, February 24, 2018

Bukaanno La Ildaran Shuban Biyood oo Buux Dhaafiyay Isbitaalka Jowhar

Meelo badan oo ka mid ah dowlad goboleedka Hir-Shabella, waxa laga soo sheegayaa dhibaatooyin la xiriira cudurka shuban biyoodka, kaas oo loo aaneynayo wabiga Shabelle ee mara deegaannada maamulkaasi, oo marna biyo yareeya, dadkuna ay isticmaalaan biyahaasi.

from VOA http://ift.tt/2oui33C
via IFTTT

No comments:

Post a Comment