Dalka Jabuuti waxaa maanta ay dadweynuhu u dareereen codeynta doorashada baarlamanka, iyadoo xisbiga ugu weyn isbaheysiga mucaaradka ee MRD uusan ka qeyb galin doorashadaasi from VOA http://ift.tt/2ovShfA via IFTTT
No comments:
Post a Comment