Wednesday, February 21, 2018

HRW: Soomaaliya, Caruur Ayaa Maxkamado Militeri La Saaraa

Hay'adda xuquuqul insaanka ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in ay jiraan caruur si sharci darra ah loogu xir-xiro isla markaana lagu saaro maxkamado military gudaha Soomaaliya, kuwaas oo lagu eedeeyo inay xiriir la leeyihiin al-Shabab.

from VOA http://ift.tt/2CdHtM4
via IFTTT

No comments:

Post a Comment