Xisbiga EPRDF ee haya talada dalka Itoobiya ayaa oggolaaday is-casilaadda uu soo gudbiyay reysal wasaare Hailemariam Desaleng oo shalay ku dhawaaqay inuu xilka ka dagayo. from VOA http://ift.tt/2Gkr9aG via IFTTT
No comments:
Post a Comment