Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta furay shir lagaga hadlayo amniga iyo dib-qabsashada deegaannada Jubbaland ee wali ay gacanta ku hayaan kooxda Al-Shabaab. from VOA http://ift.tt/2o7Nh1i via IFTTT
No comments:
Post a Comment