Wednesday, February 21, 2018

Hargeysa: Dad-weyne Ka Cabanaya Sicir-barar

Sicir-bararka ka jira suuqyada Somaliland ayaa saameeyn xooggan ku yeeshay nolosha bulshada, iyadoo xukuumadda Somaliland ay soo saartay go'aanno ay u aragto inay xal yihiin, balse aan wali dhaqan-gelin.

from VOA http://ift.tt/2ofeOO9
via IFTTT

No comments:

Post a Comment