Monday, February 12, 2018

Ciidanka Dowladda oo Shabaab ka Qabsaday Fadhiisimo

Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dawladda Soomaaliya ay saaka weerar ku qaadeen degaanno ay hore ugu sugnaayeen kooxda al-Shabaab, kuwaas oo dhinaca galbeeed ka xiga degmada Afgooye.

from VOA http://ift.tt/2nTbB6C
via IFTTT

No comments:

Post a Comment