Wednesday, February 14, 2018

Dawladda Somalia iyo Dadka Libya ku Go'doonsan

Wafdi ka socda dawladda Somalia ayaa hadda ku sugan dalka Libya, kaas oo u kuur galaya xaaladda dadka Soomaalida ah ee dalkaas ku go'doonsan, wafdigaasna waxa ka mid ah Madaxa Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Axmed Daahir Cabdikariim Nuur

from VOA http://ift.tt/2C3LyCC
via IFTTT

No comments:

Post a Comment