Saturday, February 24, 2018

Geerida ka Dhalatey Qaraxyadi Xamar oo Korortey

Tirada dhimashada qaraxyadii mataanaha ahaa ee xalay ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sii kordheysa, iyadoo inta badan meydadka la geeyay mid ka mid ah isbitaallada magaalada Muqdisho.

from VOA http://ift.tt/2FtCUMF
via IFTTT

No comments:

Post a Comment