Wasiirka maaliyadda ee Soomaaliya Cabdiraxmana Ducaale Bayle ayaa sheegay in ay tahay in ganacsatadu ay bixiyaan canshuuraadka xaqa loogu leeyahay, si ay dowladdu u shaqeyso. from VOA http://ift.tt/2F2oz8N via IFTTT
No comments:
Post a Comment