Wednesday, February 14, 2018

Sirdoonka oo ka Digey in Ruushku uu Faragaliyo Doorashooyinka 2018

Iyadoo ay isbuucyo uun ay ka harsan tahay doorashooyinka Kongereeska Mareykanka, ayaa saraakiill sare oo ka tirsan waaxda sirdoonka waxay ka digeen in Ruushku mar kale uu u muuqdo mid isku dayaya inuu faragaliyo doorashooyinka 2018 si lamid ah sida ay sameeyeen doorashadii madaxtinnimo ee 2016.

from VOA http://ift.tt/2Cj1OeI
via IFTTT

No comments:

Post a Comment