Thursday, February 15, 2018

Soomaaliya oo Loogu Baaqay Inay Ku Soo Laabato Bankiga Horrumarinta iyo Ganacsiga

Baanka ganacsiga iyo horrumarinta ee dalalka koonfurta iyo bariga Afrika ee loo yaqaan TDB, waa hey'ad maaliyadeed oo ka shaqeysa suuqa ganacsiga, horrumarinta iyo is-dhex-galka dhaqaalaha xorta ah ee dalka Afrika ee la isku yirahdo COMESA.

from VOA http://ift.tt/2HfVkAO
via IFTTT

No comments:

Post a Comment