Sunday, February 11, 2018

Kenya: ONLF iyo Ethiopia oo Wadahadal u Furmay

Wararka ka imanaya dalka Kenya ayaa sheegaya inay wadahadallo hordhac ah u furmeen ururka ONLF iyo dawladda Itoobiya. Madax ka kala socota labada dhinac ayaa la sheegay inay ku sugan yihiin dalka Kenya. Ilaa hadda ma cadda waxa ay ka wadahadlayaan iyo muddada uu socon doono.

from VOA http://ift.tt/2G4SBcc
via IFTTT

No comments:

Post a Comment