Meelo badan oo Soomaaliya ah waxaa ka jira biyo la'aan ka dhalatay roob yarri jirta darteed. Xitaa dhulkii ay wabiyada marayeen oo ay Shabeellooyinka ka mid yihiin ayaa dhibaato biyo la'aan laga soo sheegayaa.
from VOA http://ift.tt/2HanNIi
via IFTTT
No comments:
Post a Comment