Golaha ammaanka ee Q.M. ayaa u ballansan 11 ka subaxnimo Jimcaha maanta inay cod u qaadaan qaraar 30 cisho oo xabbad joojin ah ka dhaqhan gelinaya magaalada ay colaaduhu ka socdaan ee Ghouta, si gar gaar bini'aadannimo loo gaarsiiyo dadka ku dhibaateysan halkaasi.
from VOA http://ift.tt/2EOcDvz
via IFTTT
No comments:
Post a Comment