Tuesday, February 13, 2018

Gaabis ku Yimid Howshii Shaqo ee Dekadda Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa maalmahan uu gaabis ku jiray howlihii dekedda Muqdisho oo ay ganacsatadu ka cabanayaan canshuur kordhin ay sheegeen in lagu sameeyay.

from VOA http://ift.tt/2EYfui5
via IFTTT

No comments:

Post a Comment