Wararka ka imanaya magaalada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose, ayaa sheegay in hal qof uu ku dhintay mid kalana uu ku dhaawacmay weerar ay xalay Al-Shabab ku qaadday degmada Qoryooley. from VOA http://ift.tt/2BEK6FF via IFTTT
No comments:
Post a Comment