Sunday, February 18, 2018

Sh. Dhexe: Alshabab oo Sheegtay Dilka Nin Dhalinyaro ah

Ururka Al-Shabab ayaa shalay sheegtay inuu dilay ahaal Axmed Rafle oo ay xubin kaas oo uu sheegay inuu ka tirsan ciidamada Soomaalida ee ay tababartay dawladda Imaaraadka Carabta, arrintaas oo ehelada ninkaasi ayaa si weyn u beeniyey inuu ka tirsan ciidamada dawladda

from VOA http://ift.tt/2HqheSc
via IFTTT

No comments:

Post a Comment