Saturday, February 17, 2018

Dad Tahriib ahaa oo Somalia lagu Celiyey

Magaalada Muqdishu waxaa maanta gaaray 10 ka mid ah tahriibayaasha Soomaalida ee ku dhibaateysnaa dalka Libya, oo qeyb ka ahaa muhaajiriin ay Dowladda Soomaaliya ku qancisay inay wadankooda ku noqdaan

from VOA http://ift.tt/2Eyzrir
via IFTTT

No comments:

Post a Comment