Wararka ka imanaya waqooyi-bari Kenya ayaa sheegaya in 3 ka mid ah macallimiinta dugsiyada hoose lagu dilay deegaanka Qarsa oo u dhow xadka Soomaaliya iyo Kenya. from VOA http://ift.tt/2EKDkA7 via IFTTT
No comments:
Post a Comment