Monday, February 12, 2018

Ellen Johnson Sirleaf oo Ku Guuleysatay Abaalmarina Mo Ibrahim

Madaxweynihi hore ee dalka Liberia Ellen Johnson Sirleaf, ayaa ku guuleystay abaalmarinta Mo Ibrahim ee la siiyo madaxweynayaasha Africa ee dalalkooda ku hogaamiya hannaanka dowlad wanaaga, xilkana u wareejiya si dimoqraadi ah.

from VOA http://ift.tt/2nVXaig
via IFTTT

No comments:

Post a Comment