Saddex ruux ayaa ku geeriyootay duqeyn xalay ka dhacday tuulada Bangeeni oo 8 KM dhanka galbeed kaga beegan degmada Jamaame ee gobbolka Jubbada Hoose. from VOA http://ift.tt/2HCf6a4 via IFTTT
No comments:
Post a Comment