Wednesday, February 21, 2018

Kuuriyada Waqooyi oo Baajisay Kulan ay La Yeelan Lahaayeen Mareykanka

Saraakiil ka tirsan dowlada Mareykanka ayaa sheegay in madaxweyne ku xigeenka Mareykanka, Mike Pence, uu horraantii bishaan aad ugu dhawaaday inuu la kulmo madax ka socotay Kuuriyada Waqooyi ka hor inta aysan xukuumadda Pyongang joojinin kulanka daqiiqaddi ugu danbeysay.

from VOA http://ift.tt/2CaDRuf
via IFTTT

No comments:

Post a Comment