Suuqa weyn ee magaalada Muqdishu ee Bakaaraha ayaa maanta albaabada loo xiray goobihii ganacsiga iyadoo ganacsatadu ay ka cabanayaan canshuuro cusub oo ay ganacsatadu sheegeen in la kordhigay badeecadahooda.
from VOA http://ift.tt/2CtgWWV
via IFTTT
No comments:
Post a Comment