Monday, February 26, 2018

Soomaali ka Tirsan Gollaha Deegaanka Odense oo ka Hadley Wareysigi TV2

Todobaadki hore waxa aan siideynay warbixin ku saabsan wareysi ay gabar Soomaaliyeed siisay Telefishinka 2aad ee dalka Denmark oo hadalhayn ka dhalisey dalkaasi iyo wadamada dariska la ah ee Sweden iyo Norway-ba. Gabadhaas oo sheegtey in aysan afka Deenishka waxyar ka garaneyso, dalkaasna ay ku nooshahay 19 sano.

from VOA http://ift.tt/2CmpN13
via IFTTT

No comments:

Post a Comment