Monday, February 19, 2018

Cabsi la Soo Deristay Macalliminta Dugsiyada Wajeer

Urur ay ku mideysan yihiin macallimiinta dalka Kenya, oo loo soo gaabiyo (KNUT) ayaa sheegay in ay ka soo kaxaynayaan macallimiinta wax ka dhiga dugsiyada wax barashada ee Wajeer, gobolka Waqooyi Barri ee Kenya, haddii dowladda aysan sugin amniga macallimiinta.

from VOA http://ift.tt/2okuoHo
via IFTTT

No comments:

Post a Comment