Sunday, February 25, 2018

F. Madeira oo ka Halday Qaraxyadii Muqdisho

Dhinaca kale Danjire Madeira waxa uu ka hadlay shil ay ku lug lahaayeen ciidamada Midowga Afrika oo ka dhacay bar kontorool oo ku taalla Lambar 4, kaasi oo ay ku dhinteen labo ka tirsan ciidamada dawladda Soomaaliya ayna ku dhaawacmeen lix qof oo kale

from VOA http://ift.tt/2omZI9C
via IFTTT

No comments:

Post a Comment