Dawladda Itoobiya iyo ururka ONLF ayaa wada hadal uga furmey dalka Kenya, kaas oo la doonaayo in lagu dhammeeyo colaadda muddada dheer ka taagan gobolka ismaamulka Soomaalida. from VOA http://ift.tt/2BUVGO8 via IFTTT
No comments:
Post a Comment