Ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka. Barnaamijka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay is casilaadda reysal wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn, iyo saameynta ay ku yeelan karto siyaasadda iyo nabad galyada Itoobiya.
from VOA http://ift.tt/2Gf4Ym3
via IFTTT
No comments:
Post a Comment