Tuesday, February 20, 2018

Soomaali London lagu Diley iyo Mid lagu Dhaawacay

Xalay waxaa magaalada London lagu dilay labo wiil oo Soomaali ah, halka mid kalena si xun loogu dhaawacay. Dilalkan loo geysto dhalinyarada Soomaalida ayaa ah kuwo magaaladaas ku soo noqnoqday.  Haddaba dhacdadi xalay ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay Koronto Aadan oo daris la ah qoysaska uu dhibku soo gaarey qaarkood.    

from VOA http://ift.tt/2EKtxeo
via IFTTT

No comments:

Post a Comment