Sunday, February 25, 2018

DDSI oo Sheegtay inay Maxaabiis ONLF ah sii Deysay

Dhinaca kale, Af-hayeenka ururka ONLF, Cabdulqaadir Xasan Hirmooge ayaa sheegay in ururka uu tallaabadaas soo dhaweynayo, hase yeeshee loo baahan in la hubiyo tirada dadka ay Dawlad-deegaanku sheegtay in la sii daayey.

from VOA http://ift.tt/2ovcp1e
via IFTTT

No comments:

Post a Comment