Dadkii ka bad-baaday weerarkii toogashada ee toddobaadkii hore ka dhacday iskuul ku yaalla gobolka Florida, ayaa ku baaqay isu soo bax ay ka sameyn doonaan bisha soo socota magaalada Washington ee xarrunta Mareykanka
from VOA http://ift.tt/2Hu1BZO
via IFTTT
No comments:
Post a Comment