Ardey hore oo looga eryey iskuulka sababo la xiriira dhaqan xumo ayaa diley 17 qof, halka 16 kalena uu ku dhaawacay dugsi sare oo ku yaalla Florida. from VOA http://ift.tt/2F7mglS via IFTTT
No comments:
Post a Comment